
Barnaamijka Qisatul Andalus waa barnaamij taariikheed ka baxay Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan, waxaana si faafaahsan looga sheekeeyay taaariikhda dhulka Muslimiinta ee Al-Andalus, iyadoona barnaamijka ay ka qeybgaleen Aqoonyahanno iyo Culimada Diinta Islaamka.
Inta maduxu muuq leeyahee laga ma suugaayo
Yaan midhaha nuurkeenu damin malin iyo laylba